Eden Hazard ayaa la siin doonaa lambarka 7aad ee Real Madrid
Kabtanka reer Belgium ayaa loo soo bandhigi doonaa kumanaanka taageerayaal ah oo ka socda Bernabeu khamiista ka dib markii uu ka soo wareegay Chelsea.
Hazard ayaa noqonaya ciyaaryahankii lixaad ee ugu qaalisan taariikhda