(1) Barcelona oo £ 200m ku dooneysa Harry Kane Arsenal oo dooneysa inay Ozil iska iibiso 25 milyan iyo warar kale
Tottenham Hotspur F.C ayaa lagu qasbi karaa inay iska iibiso weeraryahan
Kooxda reer Catalan ayaa raadineysa weeraryahan sare si ay u kordhiso weerarka iyadoo Luis Suarez uu ku dhow yahay da ‘da 32 jir wuxuuna u arkaa xiddiga Tottenham inuu yahay ninka ugu fiican booskiisa.
(2) Arsenal oo dooneysa inay Ozil iska iibiso 25 milyan
Arsenal ayaa ka fiirsaneysa inay iska iibiso Mesut Ozil kaliya 25 milyan bishii January sida wararka maanta shegayan
(3)PSG tartarka Hazard ugu jirto oo kordhey
Kooxda Ligue 1 ayaa diyaar u ah inay la tartanto Real Madrid
Paris Saint-Germain ayaa qorsheyneysa inay carqaladeyso saxiixa Real Madrid ee Eden Hazard, iyadoo kooxda heysata horyaalka Faransiiska ay dooneyso inay lasoo saxiixato xiddiga Chelsea.