Halkee ayey iskaga midyihiin AJAX iyo Barcelona+ Heshiiska dhexmari doona
Barcelona ayaa bilowday wadahadalo ay kula soo saxiixaneyso 70 milyan oo ginni ka hor Manchester City
Sida laga soo xigtay wargeyska Maanta, Barcelona ayaa bilowday wadahadalo ay kula soo saxiixaneyso kabtanka kooxda Ajax Matthijs de .
Daafaca dhexe, ayaa ah mid ka mid ah ciyaartoyda ugu xiisaha badan Yurub
Wargeyska kala duwan ayaa qoraya in Barcelona ay ku qasbanaan doonto ugu yaraan 70 milyan
Haddii Barcelona ay la saxiixato lciyaartoygan de Light, waxa uu noqon doonaa bedelka mudada dheer ee uu ku bedeli karo Gerard Pique
Ciyaaryahan kasta oo ka soo jeeda akadeemiga Ajax ayaa si sahlan loola xiriirin doona Barcelona iyadoo labada kooxood ay wadaagaan falsafada guud ee kubada cagta.