Everton oo bixindoonta lacag 20 milyan helintaanka Ciyartoyga shikiga ku jira
everton ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku hayaan Andrija Zivkovic, kaasoo diiday inuu ku biiro Liverpool sannadka 2016
Ciyaaryahanka reer Serbia ayaa lala xiriirinayay Everton toddobaadkan.
Everton ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Benfica Andrija Zivkovic. Daily Mail ayaa ku warameysa in Everton ay isha ku heyso ciyaaryahanka oo ku kacaya 20 milyan.
Zivkovic ayaa ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo kooxda Benfica XI xilli ciyaareedkan. Si kastaba ha ahaatee, 22 jirkaan ayaa shaki ku jiraa inuu yahay ciyaaryahan tayo leh,