Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna nool Wadanka Finland ayaa waraysi dhinaca Skyp-ka uu siiyay Goobjoog waxa uu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo xaalada kala guurka,isagoo sheegay in Guddiga Doorashooyinka ay fashilanyihiin,xilligaanna aysan qaban Karin Doorasho Qof Iyo Cod.

Halkan Ka Daawo Danjire Caalim Oo Goobjoog Ugu Waramay Arimaha Doorashooyinka

Goobjoog News



Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here