sheekada Sefirin Kizi ama safiirka gabadhiisa waxay ku socotaa labo jilaa oo waaweyn ‘Nare’ iyo ‘Sancar’. Nare waa gabadhii safiirka Labadooduba way isjeclaadaan ilaa caruurnimadooduna waxay leeyihiin riyo ah inay is guursadaan

Filimka taxanaha ah ee Turkiga Sefirin Kizi ama safiirka gabadhiisa waa masrax kale oo isna ah TV-ga Star kaas oo aad uga heleen taageerayaasha aflaamta Turkiga.


Post Views:
2,358

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here